Tags Arimaha Bulshada Ahmed Hussein Suleiman 6 days ago NOLOSHU WAA HALGAN “Nolushu waa halgan, Nin hanyarina mahano qaado” Maxamed waa wiil dhallinyaro ah oo ay dhaleen qoys sabool ah oo ku
Tags Arimaha Bulshada Ahmed Hussein Suleiman 3 weeks ago SAAMAYNTA XUN EE BARAHA BULSHADA “Habka Aan-Wanaagsanayn Ee Bulshada Soomaalidu u Isticmaasho Baraha Bulshada”! Hordhac Qormadaan waxaynu ku eegaynaa qaabka aan wanaagsanayn ee bulshadeenna Soomaaliyeed
Tags Arimaha Bulshada Dr. Mohamed Ali Farah 2 months ago Aqoonyahan noocee ah baynu u baahannahay? (1) Waa su’aal u baahan in laysla fahmo, aragti midaysanna laga yeesho, waa in daneeyayaashu dhammaan ay wada sawiraan aqoonyahanka (ardayga
Tags Arimaha Bulshada Ahmed Hussein Suleiman 2 months ago MUHIIMADDA NABADDA Horudhac Nabaddu waa xaalad xasillooni iyo wada noolaansho ah taas oo rabitaankeeda nooluhu kawada simanyahay, waa mabda’ aasaas u ah
Tags Arimaha Bulshada Dr. Mohamed Ali Farah 2 months ago Horumarinta Dhallinyarada [2] Hordhac: Horumarinta Dhallinyarada waxaa asaas u ah in da’yartu ay waxbarasho hesho, waxaa kobcaya garaadkooda, waxay awood u yeelanayaan inay
Tags Arimaha Bulshada Dr. Mohamed Ali Farah 2 months ago Horumarinta Dhallinyarada 1. Hordhac: Qormadan waxay qofka dhallinyarada ah oo doonaya inuu horumar sameeyo siinaysaa tusaale cad oo uu ku dayan karo,
Tags Arimaha Bulshada Dr. Mohamed Ali Farah 2 months ago SIRTA HORUMARKA QEYBTA KOOWAAD Waxaa laga yaabaa inaan is waydiinno, gaar ahaan haddii aan Soomaali nahay: maxaa keenay in umadaha qaarkood ay gaaraan horumar
Tags Arimaha Bulshada Ahmed Hussein Suleiman 2 months ago Maxay Cilmi-Baaristu Muhiim Ugu Tahay Ardayga Heerka Koowaad Ee Jaamacadda? Cilmi-baaristu waa hab-raac habaysan taas oo baaritaan qoto dheer lagu sameynayo dhib meel ka jirta si xal loogu helo. Sida
Tags Arimaha Bulshada Xudayfe SHade 2 months ago SIDEE U NOQON KARTAA MUWAADIN WANAAGSAN Muwaadin Erayga muwaadin waxa uu ka soo jeedaa Waddan oo ah meesha uu qofku dego, ku nool yahay, kuna saleeyo
Tags Arimaha Qoyska Abduljabar Farma 2 months ago MUDNAANTA AKHRISKU U LEEYAHAY UBADKA Ka hor intaan mawduucaan wayn ku dhex gayn waxaan kusii xasuusinayaa inuu jiro mashruuc guulaystay oo aan 4 caruur ah,
Tags Hoggaaminta Abduljabar Farma 3 months ago Sideen uga Baxaa COMFORT ZONE (AAGA RAAXADA) Sideen uga Baxaa COMFORT ZONE (AAGA RAAXADA) oo aan ugu guuraa (GROWTH ZONE) (AAGA KORIIMKA) Aaga raaxada (Comfort zone) waa
Tags Arimaha Bulshada Abduljabar Farma 3 months ago YEELO XEELADAHA AKHRISKA Qaamuuska afka Soomaaliga ee uu qoray marxuum Yaasiin C. Keenadiid, waxa uu ku ujeeddaynayaa erayga “Akhriyid” in uu yahay, “Eray