Skip links

Horumarinta Dhallinyarada [2]

Hordhac:

Horumarinta Dhallinyarada waxaa asaas u ah in da’yartu ay waxbarasho hesho, waxaa kobcaya garaadkooda, waxay awood u yeelanayaan inay go’aan sax ah oo habboon qaataan, waxaa badanaya fursaddooda shaqo taasoo kobcinaysa dhaqaalahooda, waxay noqonayaa dad qiimo ku leh bulshada dhexdeeda, waxay awood u yeelanayaan inay ka shaqeeyaan horumarka bulshadooda, dhallinyarada waxbartaa way ka caafimaad badan yihiin kuwa aan waxbaran.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa sidoo kale qayb wayn ka qaata horumarinta dhallinyarada arrimaha soo socda:

 
  1. Hoggaanka Dhallinyarada (leadership):

Hoggaanku wuxuu qayb wayn ka yahay horumarka dhallinyarada iyo bulshadaba, wuxuu asteeyaa Yoolasha dhallinyaradu higsanayso lana doonayo inay gaarto, wuxuuna ku jiheeyaa qaabkii loo gaari lahaa isagoo u jeexaya waddadii ay u qaadi lahaayeen oo gaarsiin lahayd Yoolkooda, Hoggaamiyuhu waa udub dhexaadka isbeddelka ay bulshadu raadinayso, waa qof leh awood uu ku hanto quluubta da’yarta, ayna u arkayaan inuu badbaadin karo.

Waxaa haddaba muhiim ah in hoggaanka dhallinyaradu ku tallaabsado arrimaha soo socda:

B. Kobcinta wacyiga siyaasiga ee dhallinyarada:

Waa in hoggaanka dhallinyaradu ka shaqeeyo abuuridda wacyiga siyaasiga ah ee dhallinyarada, dadaal dheeraad ahna ku bixiyaa sidii sare loogu qaadi lahaa isagoo gaarsiinaya inay dareemaan kaalinta hoggaamineed ee bulshadoodu uga baahan tahay, dhallinyaradu waa inay ku kalsoonaadaan in dalka ay ayagu leeyihiin, waana in lagu barbaariyo: ilaalinta xuquuqda Insaanka, ixtiraamka qaanuunka, dhowrista deegaanka aynu leenahay bad iyo berriba, la dagaallanka musuqmaasuqa, qabyaaladda iyo falalka gurracan oo dhan.

Waxaa la soo gaaray xilligii dhallinyaradu ay furi lahaayeen doodo mug leh oo ku saabsan kaalinta dhallinyarada iyo maamulka dawladnimo, kuwaas oo u baahan in si daah-furan wax laysaga waydiiyo, jawaabo caqli-gal ahna laga bixiyo, taasoo xal u noqon karta in laysla iftiimiyo kaalinta dhallinyaradu ka qaadan karto dhismaha maamulka dawladnimo ee inta badan la yagleelo iyadoon cidina ka talagalin.

 bulshada Soomaalida 70% da’doodu way ka yartay 30 sano, taasoo macneheedu yahay ilaa 8 Malyan oo bushada ka mid ahi waa dhallinyaro, waa awood qarsoon oo u baahan in la soo saaro, kaalinteedana la dareensiiyo, waa codka meel marin kara waxa uu ku qanacsan yahay, laakiin waxaa ka maqan dareenkaas, waxaa loo baahan yahay inay ku xisaabtamaan miisaanka ay leeyihiin, siyaasadda dalkana aysan marti ka noqon oo ayagu hoggaanka qabtaan.

T. Carbinta dhallinyarada sidii ay ugu adeegi lahaayeen bulshadooda:

Dhallinyaradu waa inay kaalin buuxda ka qaataan maamulka dawliga ah gaar ahaan golayaasha deegaanka, maamulka degmooyinka, waxay arrintani furso u siinaysaa inay ka qayb qaataan adeegga bulshada ee dhinacyada caafimaadka, waxbarashada, kaabayaasha dhaqaalaha iyo dhamaan wixii la xiriira nolosha bulshada.

J. Wacyigelinta dhallinyarada:

Wacyigelintu waxay kaalin wayn ka qaadanaysaa baraaruga dhallinyarada, waxay kobcinaysaa dareenkooda, waxay kordhinaysaa mas’uuliyaddooda, waxayna ku bixinaysaa inay ka qayb qaataan hindisaha lagu horumarinayo dalka.

Si loo xoojiyo wacyigelinta dhallinyarada, waa inay jirtaa warbaahin ku hadasha afka dhallinyarada, bulshadana la wadaagta xogta dhabta ah ee dhallinyarada.

X. La dagaallanka qabyaaladda:

Qabyaaladdu waa aafo, waa musiibo ku habsatay ummadda Soomaaliyeed, waxaan u baahannahay dhallinyaro ka fayow qabyaaladda, garanaya waxay tahay iyo siday Soomaaliya u burburisay, qarannimadii u dhaawacday, marka qofka dhallinyarada ah waa inuu u fekeraa si guud, ka diirnaxaa dhallinyarada la midka ah iyo bulshada si walba u dayacan oo u baahan nolol, waxbarasho, caafimaad iyo biyo nadiif ah.

  1. Xoojinta iskuxirka dhallinyarada:

 

B. Xoojinta Ururrada dhallinyarada ee kala duwan:

Hoggaanka dhallinyaradu wuxuu kaalin wayn ku leeyahay sidii loo xoojin lahaa isku xirka dhallinyarada; inay wadahadlaan, kala warqaataan, xog wadaag noqdaan, dantooda ka tashadaan, talana ay meel dhigtaan, si loo hirgaliyo arrimahaas waa in la sameeyo lana hawlgaliyo Hay’adaha Bulshada Rayidka ah u adeega sida: ururrada ardayda, ururrada dhallinyarada, Haweenka, shaqaalaha, macallimiinta, dhakhaatiirta iwm, kuwaas kaalin wayn ka qaadanaya abaabulka bulshada iyo iskuxirkooda.

T. Heshiisiinta dhallinyarada:

Hoggaanka dhallinyaradu waa inuu heshiisiiyaa dhallinyarada qaybahooda kala duwan si xoogooda iyo codkooda loo mideeyo, waa in laysku soo dhaweeyo kuwa kala aragtida duwan, ama ku kala xiran ururro iyo Jamaacaad kala falsafad duwan, lagana shaqeeyo sidii ay u yeelan lahaayeen talo iyo mawqif midaysan iyagoo kala aragti duwan, iyo in lagu adkeeyo in maslaxadda guud ee dalka iyo dadku ka muhiimsantahay waxkastoo ay ku kala duwan yihiin, waa in meel ay isugu imaan karaan waxna wada qabsan karaan: kan Islaamiga, Calmaaniga, Suufiga, Dimoqoraadiga, Fannaanka iyo kuwa kale ee kala duwan, sidoo kale inay dhallinyaradu wada shaqayn karaan ayagoo kala ah reer Qansax, Reer Qurac iyo Reer Maygaag, magacyadaas kala duwanina aysan wax macna ah samaynayn.

W/Q: Dr. Maxamed Cali Faarax

Leave a comment

  1. Hello,

    We provide funding through our venture capital company to both start-up and existing companies either looking for funding for expansion or to accelerate growth in their company.
    We have a structured joint venture investment plan in which we are interested in an annual return on investment not more than 10% ROI. We are also currently structuring a convertible debt and loan financing of 3% interest repayable annually with no early repayment penalties.

    We would like to review your business plan or executive summary to understand a much better idea of your business and what you are looking to do, this will assist in determining the best possible investment structure we can pursue and discuss more extensively.

    I hope to hear back from you soon.

    Sincerely,

    Syed Atif
    Investment Director
    Devcorp International E.C.
    P.O Box 10236 Shop No. 305
    Flr 3 Manama Centre, Bahrain
    Email: sy**********@gm***.com
    Website: https://devcorpinternational.com

  2. Good Day

    This is Mike Owen

    Let me introduce to you our latest research results from our constant SEO feedbacks that we have from our plans:

    https://www.strictlydigital.net/product/semrush-backlinks/

    The new Semrush Backlinks, which will make your qormo.net SEO trend have an immediate push.
    The method is actually very simple, we are building links from domains that have a high number of keywords ranking for them. 

    Forget about the SEO metrics or any other factors that so many tools try to teach you that is good. The most valuable link is the one that comes from a website that has a healthy trend and lots of ranking keywords.
    We thought about that, so we have built this plan for you

    Check in detail here:
    https://www.strictlydigital.net/product/semrush-backlinks/

    Cheap and effective

    Try it anytime soon

    Regards
    Mike Owen

    mi**@st*************.net

  3. This service is perfect for boosting your local business’ visibility on the map in a specific location.

    We provide Google Maps listing management, optimization, and promotion services that cover everything needed to rank in the Google 3-Pack.

    More info:
    https://www.speed-seo.net/ranking-in-the-maps-means-sales/

    Thanks and Regards
    Mike Adrian

    PS: Want a ONE-TIME comprehensive local plan that covers everything?
    https://www.speed-seo.net/product/local-seo-bundle/

  4. Hi there,

    I have reviewed your domain in MOZ and have observed that you may benefit from an increase in authority.

    Our solution guarantees you a high-quality domain authority score within a period of three months. This will increase your organic visibility and strengthen your website authority, thus making it stronger against Google updates.

    Check out our deals for more details.
    https://www.monkeydigital.co/domain-authority-plan/

    NEW: Ahrefs Domain Rating
    https://www.monkeydigital.co/ahrefs-seo/

    Thanks and regards
    Mike Ford