NOLOSHU WAA HALGAN “Nolushu waa halgan, Nin hanyarina mahano qaado” Maxamed waa wiil dhallinyaro ah oo ay dhaleen qoys sabool ah oo ku
SAAMAYNTA XUN EE BARAHA BULSHADA “Habka Aan-Wanaagsanayn Ee Bulshada Soomaalidu u Isticmaasho Baraha Bulshada”! Hordhac Qormadaan waxaynu ku eegaynaa qaabka aan wanaagsanayn ee bulshadeenna Soomaaliyeed
Aqoonyahan noocee ah baynu u baahannahay? (1) Waa su’aal u baahan in laysla fahmo, aragti midaysanna laga yeesho, waa in daneeyayaashu dhammaan ay wada sawiraan aqoonyahanka (ardayga
MUHIIMADDA NABADDA Horudhac Nabaddu waa xaalad xasillooni iyo wada noolaansho ah taas oo rabitaankeeda nooluhu kawada simanyahay, waa mabda’ aasaas u ah
Horumarinta Dhallinyarada [2] Hordhac: Horumarinta Dhallinyarada waxaa asaas u ah in da’yartu ay waxbarasho hesho, waxaa kobcaya garaadkooda, waxay awood u yeelanayaan inay
Horumarinta Dhallinyarada 1. Hordhac: Qormadan waxay qofka dhallinyarada ah oo doonaya inuu horumar sameeyo siinaysaa tusaale cad oo uu ku dayan karo,
SIRTA HORUMARKA QEYBTA KOOWAAD Waxaa laga yaabaa inaan is waydiinno, gaar ahaan haddii aan Soomaali nahay: maxaa keenay in umadaha qaarkood ay gaaraan horumar
Maxay Cilmi-Baaristu Muhiim Ugu Tahay Ardayga Heerka Koowaad Ee Jaamacadda? Cilmi-baaristu waa hab-raac habaysan taas oo baaritaan qoto dheer lagu sameynayo dhib meel ka jirta si xal loogu helo. Sida
SIDEE U NOQON KARTAA MUWAADIN WANAAGSAN Muwaadin Erayga muwaadin waxa uu ka soo jeedaa Waddan oo ah meesha uu qofku dego, ku nool yahay, kuna saleeyo
YEELO XEELADAHA AKHRISKA Qaamuuska afka Soomaaliga ee uu qoray marxuum Yaasiin C. Keenadiid, waxa uu ku ujeeddaynayaa erayga “Akhriyid” in uu yahay, “Eray